|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Burundi Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Muqdisho
April 22, 2014 - Written by Editor:Muqdisho(WJN)Waxaa Goordhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Kasoo Dagay Wafdi Balaaran Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Burundi Mr. Pierre Nkurunziza . Garoonka Aadan Cadde Waxaa Kusoo Dhaweeyay Wafdiga Burundi Kasocda Masuuliyiin Katirsan Dowlada Soomaaliya Uu Ugu Horeeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Garoonka Aadan Cadde Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Burundi. Wararka Aan Ka Heleyno Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Magalaada Muqdisho Ayaa Sheegaya In Si Weyn Loo Adkeeyay Amaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Uu Hada Kusugan Yahay Madaxweynaha Dalka Burundi. Madaxweynaha Soomaaliya Xasana Sheekh Maxamuud Ayaala Filayaa In Kulamo Gaar Ah La Yeesho Madaxweynaha Dalka Burundi Iyo Xubnaha Safarkiisa Ku Wehliya, Lamana Oga Inta Uu Qaadan Doono Safarka Uu Maanta Muqdisho Ku Yimid Madaxweyne Mr. Pierre Nkurunziza.
Wajaalenews.Net Hargeisa/Office Related posts:Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Ansixiyay Odoraska Miisaaniyada 2023 Iyo Cadadka Ay Dhan Tahay! Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis ,Magacaabis Iyo Isku Badal Sameeyay +Wasaarada Cusub Oo Uu Soo Kord... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliya Fariina U Diray Calooshooda U Shaqaystaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|