|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdii gobolka gabiley oo uu ugu horeeyo maayarka iyo badhasaabka oo looga yeedhay xarunta CID da ee magaalada hargeisa
April 9, 2014 - Written by Editor:hargeiusa(wajaalnews)Sida ay sheegayaan Wararka ay helayso Shabakadda Wararka ee wajaalenewsWaxa Habeenkii Xalay ilaa iyo shalay Galabnimadii Xarunta CID-da magaalada Hargeysa Soo Gaadhay Madaxda Sare ee Gobolka Gabiley, kadib markii Laga Gudbiyey Dacwad ka timi Dhinaca Ethiopia. wajaalenews.et xafiiska wararka hargeisa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|