Khilaaf Ka Dhex Qarxay Madaxwaynaha Somaliaya Iyo Raysalwasaarihiisa Cabdi wali | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Madaxwaynaha Somaliaya Iyo Raysalwasaarihiisa Cabdi wali
April 15, 2014 - Written by Editor:

Muqdisho(WJN)mi ka mid ah idaacadaha ku yaala magaalada  Muqdisho ayaa saakay baahisay khilaaf cusub oo soo kala dhex galay madaxweynaha Soomaaliya iyo ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

Khilaafka ayaa banaanka u soo baxay markii ra’iisal wasaaraha Soomaaliya uu safar kaligiisa u gaar ah ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.

Safarka ra’iisal wasaaraha uu ku joogo Kismaayo ayaa la sheegay in aan lala socodsiin madaxweynaha iyo qaar ka mid wasiiradda xukuumadda gaar ahaan kuwa ku dhowdhow madaxweyne Xasan Sheekh.

waxa salka ku hayaa khilaafka madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha ayaan ilaa hada si toos ah loo oagyn marka laga reebo

waxyaabaha loo malaynao in ay  isku qabteen oo ah socdaalka magaalada kismaayo

 

wajaalenews.net

hargeisa/office

 

COMMENTS
LINKS