|
|||||
WAJAALE NEWS
HALKAN KA DAAWO KULAN DHEXMARAY WAFTI WASIIRO AH SOMALILAND IYO XUBNO KA MIDA WASIIRADA DALKA JABUUTI
April 17, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);DAAWO Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo uu wehelinaayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Jabuuti Mudane Maxamuud CalI Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti, Mudane Cabdi Xuseen Axmed. Kulankan oo ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti. WAJAALENEWS DESK HARGEISA SOMALILAND Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Danyarta Ku Hareeraysan Dhaamamka Daammi iyo Jig-jiga Yar Ee Guda... Dalada SONYO Oo Taariikhda Markii Ugu Horraysay Hogaan Cusub U Dooratay Guddoomiye Iyo Ku Xigeen Ka ... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Iyo Odoyaasha Magaalada Laascaanood. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|