|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Turkiga OO deeq gawaadhida Adeega DegDega ah Ugu Deeqday Somaliland Daawo Sawiro
April 30, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Dawlada Turkiga ayaa deeq gawaadhi noocoodu yahay Unbalance ama kuwa Cusbital-ada loogu adeego gaar ahaan kuwa Gurmadka Degdega ah oo ka kooban 5 Unbalance iyo laba gaadhi oo kala ah V8 iyo Gaadhi Mine-Buss ah ku wareejisay Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan waxa ka gudoomay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ay wehelinayaan Wasiir-dawlaha Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Mudane Xasan Cabdi Madar, Xoghaya gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane Cali Axmed Cali iyo Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada, Mudane Abshir Xasan Xaashi sidoo kalena waxa ku wehelinaysay xafladan kala wareejinta baabuurta Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zamzam Cabdi Aadan oo iyadu goob joog ka hayd madashan. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO: Xukuumada Somaliland Oo Hiil U Muujisay Dawlada Jabuuti Kadib Xiisada Eriteriya Iyo Jabuuti DAAWO;-Prof Cabdi Cali Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Tilmaamay Mid Ganacsatada U Adeegaysa, Balse... Odayaasha Iyo Waxgaradka Sedex Qof Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Ka Muuji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|