Dariiqa guusha iyo xaqiijinta himilada! Q.4aad.qalinkii suleiman bashir omar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dariiqa guusha iyo xaqiijinta himilada! Q.4aad.qalinkii suleiman bashir omar
April 10, 2014 - Written by Editor:

Alla mahad leh, ammaan oo dhan isaga ayaaleh, qofku hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninku ulumiyana wax hanuuninkaraa ma jiraan.

Waxaynu qaybheenii hore ka ga soo hadalnay guushu waxay tahay, iyo sida dadku u arkaan, waxaynu wali ku gudajirnaa tiirasha iyo aas-aaska gaaritaanka guusha oo ay nu dhawr  qodobka soo hadalnay inagoo siidhamaystiridoona. Hadaba dhawrkan qodob ayaa tiir adag u ah sida ugu fududeed ku gaadhi karto guusha iyo himilada uu qofkastaa hiigsanayo:

  1. 1.                  
  2. 2.                  
  3. 3.                  
    1. geesinimo iyo dhiiranaan: ogow geesinimada iyo dhiiranaantu waa qaybta ugu muhiimsan ee guusha waana halka uu qofku ka qaato u jeedadiisa iyo sida uu u wajahayo, waana inaad niyada ku haysaa in guusha iyo dariiqadheeri ay mataano yihiin, dariiq dheer iyo hagar daamaduna ay wada socdaan, qofkasta oo raba inuu gaadho meel sare waa inuu karti iyo awood u leeyahayinuu dadka ku qancin karo waxa uu tiigsanaayo si taxadirleh, ba bac dhigikaraa waxkasta oo isku daya inuu kahor istaago himiladiisa. (hana iloobin xuskaalle markasta iyo meelkasta, waayo waxa ku jirta guusha, farxada noloshada iyo daganaanta qalbiga).
    2. Kalsoonida nafta: kalsoonida naftu waa qaybta ugu muhiimsan nolosha bini-aadamka, waa inaad tahay qof markasta ku kalsoon noloshiisa. Naftaada ku cadaadi siday hore ugu socon lahayd markasta, meelkasta iyo sikasto ay tahayba, hana kashakiin kana xishoon hadafkaaga magic dhawgiisa iyo kucelcelintiisa, naftaadana ha mahadinin waayo waxay kugu mashquulin inaad waxyaabo kale qabato, maalin kastana waxad hubisaa wixii kuu qabsoomayee horuma riyo wixii kaa qaldamay si,aad u saxdo qaladaadka naftaada ku adkayso inay hore u socota, adigoon waxa kaatagay iyo waxa kugu hareersan aan midna ku mashquulin, si aad u ogaato inaad waligaadhay meeshii u saraysayama u qiimaha badnaydeed hiigsanaysay inaad gaadhay. Markasta siiraadi meelka saraysa meesha aad hada joogto.  Haddiiba kalsoonaanta nafta tahay furaha guusha kalsoonidara dauna waa fashilka nolasha. (hana iloobinxuskaallemarkasta iyo meelkasta, waayowaxa ku jirta guusha, farxada noloshada iyo daganaanta qalbiga).

 

  1. Samir iyo dulqaad: ogow   qof samra sadkii ma waayo, waxaad samir kuwaydayna orodku helimaysid, waayohadii aad tahay qof niyad jab badanamadadkaniyadjabiyaoowajihikariwaayahadbawaayahataaganoo samir iyodulqaadyeelanwaydowaxaatahayqofkadhacayhimiladiiuutiigsanaayay, iskanajirinaad la saaxiibtokuwabilaasamirkaiyodulqaadka ah waayowaxaycaqabadkuyihiinhimiladaaadrabtoinaadgaadho, kunadadaal samir iyodulqaadadooilaahaytalosaaranayamarkastaiyomeelkasta. (hana iloobinxuskaallemarkastaiyomeelkasta, waayowaxakujirtaguusha, farxadanoloshadaiyodaganaantaqalbiga).

 

La socoqaybahadanbeooaadkuuxiisagalindoona, ooaanfilaayoinaadkahelidoontojawaabobadanoomaskaxdaadakaguuxayamudabadanaad u raadinaysayjawaab, iyotilmaamokaacaawindoonainaadgaadhohimiladaada.

” allaa mahad leh“.

Suleiman bashir omar

Borama, awdal.

Email: ibnubashiir99@gmail.com

 

COMMENTS
LINKS