|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Cuqaal Iyo Waxgarad Reer Burco Ah Oo Maxkamadda Sare Ku Eedeeyay in Ay Kula Kacday Xukun Cadaalad-daro Ah Bayaana U Diray Xukuumadda Siilaanyo
April 10, 2014 - Written by Editor:BURCO(Wajaalenews);Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa markii u horeysay ka hadlay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Hargeysa 2012 ,kaasi oo sababay khasaare nafeed . Odayaashan iyo Waxgaradkan oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Burco ayaa Maxkamadda Sare ee Somaliland ku eedeeyay in ay Kiiskan Baabuur khasaarihii ka dhashay ka soo saartay go’aan Qaldan oo diinta islaamka baalmarsan ,kaasi oo ay ku tilmaameen cadaalad-daro.. WAJAALENEWS DESK BURCO OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb, Sheegayna In Ay Xukuumadu Carqal... DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Shir Caalamiya Oo Uu Kaga Qaybgalay Dalka ... XOG Culus;-Dawlada Jabuuti Oo Somaliya Ogolaansho Uga Soo Qaadatay Xadhkaha Internetka Qaada Oo Ay B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|