|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Saraakiishii Sirdoonka Ethiopia Baaqna U Diray Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo
April 15, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews);Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Ay Ku Qabteen Hotel Askar Ku Cambaareeyay Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay Falkii Lagula Kacay Saraakiishii Sirdoonka Ethiopia Oo La Sheegay In Si Khaldan Loogu Baadhay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalda Gabiley Ilaa Hadana Mas’uuliyiin Badani U Xidh-Xidhanyihiin FalkaasiHALKAN KA DAAWO wajaalenews desk email;wajalenews Related posts:“KULMIYE Haddii Uu Ku Tashaday In Xisbiga Layga Saaro Ana Waan Tashanayaa, Reer Awdal-na…”Prof Axmed... Fu’aad Aadan Cadde Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Doorka Siyaasiyiinta Khaatumo Ku Lahaayeen Socdaal... Haweenka Reer Somaliland Oo Kulan Ka Yeeshay Sidii Loo Garab Istaagi Lahaa Dadkii Ku Caydhoobay Suuq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|