GABILEY(Wajaalenews);Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Ay Ku Qabteen Hotel Askar Ku Cambaareeyay Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay Falkii Lagula Kacay Saraakiishii Sirdoonka Ethiopia Oo La Sheegay In Si Khaldan Loogu Baadhay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalda Gabiley Ilaa Hadana Masโuuliyiin Badani U Xidh-Xidhanyihiin Falkaasi