DAAWO Maayarka Degmada Gabiley Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Wakhtiga La Qaban Doono CV-yada Shaqaalaha Diiwaangalinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Maayarka Degmada Gabiley Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Wakhtiga La Qaban Doono CV-yada Shaqaalaha Diiwaangalinta
April 26, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(WAJAALENEWS);Maayarka Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Shir Jaraa’id Oo Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiskiika Ku Bayaamiyay Wakhtiga La Qaban Doono CV-yada Shaqaalaha Diwaangalinta Madaniga Ah Ee Ka Dhici Doonta Somaliland . Shirkiisan Jaraaid Waxaa Ku Wehelinayeen Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Gabiley , Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley , Maamulka Jaamacada Tima-cade Ee Gabilley Iyo Xubno Ka Kala Socday Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Hay’ada Shaqaalaha Dawlada HALKAN KADAAWO

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

COMMENTS
LINKS