|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimihii Shabakada Wararka Hadhwanaagnews Oo Ay Xabsiga U taxaabtay Xukumada Somaliland Iyo Jidh Dil Ay U Gaysteen Ciidamada Boolisku
April 13, 2014 - Written by Editor:hargeisa(HNA)agaasimihii Shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews Najax Aadn Cunaaye ayaa laxidhay isagoo ku jira hawlihiisii shaqo. Xiliga la xidhayay agaasime Najax Aadan Cunaaye ayaa waxa uu joogay goob ay mudaharaad balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan lacag lagu kordhiayay ardayda jaamacada Hargaysi ay ka dhigayeen meel udhaw jaamacada . Sidoo kale waxa gebi ahaanba la bur- buriyay qalabkii uu weriye Najax Aadan Cunaaye watay qalabkaasi oo uu kujiro xataa Mobile kii gacantu. Weriye Najax Aadan Cunaaye ayaa ah weriye inta badan uhadla dadka liita iyo kuwa cabanaya.
wajaalnews.et xafiiska wararka hargeisa Related posts:Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay ... Guddoomiye Mustafe Shiine oo ku fanaay in uu Gabiley Mucaaridkii kaga Adkaaday.kana wada dhigay Mu... DAAWO; Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo ka Digay Hogaaminta Askarta Iyo Doonista Muuse Biixi + Tira... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|