XISBIGA WADDANI: TACSI WAFTIGA MADAXWEYNAHA SOMALILAND | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
XISBIGA WADDANI: TACSI WAFTIGA MADAXWEYNAHA SOMALILAND
March 20, 2014 - Written by Editor:

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isaga oo ka tiiraanyeysan Shilka ku dhacay waftigii Maxadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  ee booqashada ku marayey gobolada dalka Jamhuuriyada Somaliland.

Xisbigu isaga oo ka murugaysan geerida ku timid Chief caaqil Cabdi Hadoodil wuxu tacsi  u diraya waftiga Madaxweynaha iyo elehadi iyo qaraabadi uu ka baxay marxuumku iyo ummada Somaliland.

Sidoo kale xisbigu wuxuu u ducaynayaa in illaahay caafimaad degdega ah siiyo wasiirada ku dhaawacmay shilkaas.

 

Alla Mahad leh

Md. Cabdi Raygal Beegsi

Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI

Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 4aad

COMMENTS
LINKS