|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xilal Cusub Umagacaabay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbigaasi
March 19, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xoghayaha Amniga & Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka waxa loo Magacaabay Md, Cabdiwalai Xuseen Gaambiye Warsaxaafadeed Ujeedo: Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xoghayaha Amniga & Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka waxa loo Magacaabay Md, Cabdiwalai Xuseen Gaambiye Xoghayaha Amniga ee Xisbiga UCID, iyo Cabdiqani Ibraahin Salaf (Kaptanka) Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada & Degmooyinka ee Xisbiga UCID. Isla markaana waxa la faray Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda ah u bilaabaan kana soo baxo waajibaadka loo igmaday. Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha loo igmaday.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe
Related posts:Halkan Ka Daawo-Mid Kamida Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Maanta 10 Baabuur iyo 10 Xafiis Ku Wareej... Guddoomiyaha Mareykanka Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadashey Xaalada Guud Ee Dalku Marayo. DAAWO;Heesta Separate Waa Hees Ka Waramaysa Qiso Dhab ah Ereyadii Abwaan Qaamuus Codkii Alfanaan Nuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|