XILDHIBAAN IBRAHIM AXMED HAYBE ISAGOO KU HADLAYA MAGACA UMADA SOMALILAND IYO KA GOBOLKA GABILEY WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA BEESHA BIYOMAAL OO UU KA TACSI YADAYNAYO GEERIDII NAXDINTA LAHAY EE ODOYAASHA DHAQANKA BEESHAA IYO GUUD AHAANBA BEELAHA DIR | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
XILDHIBAAN IBRAHIM AXMED HAYBE ISAGOO KU HADLAYA MAGACA UMADA SOMALILAND IYO KA GOBOLKA GABILEY WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA BEESHA BIYOMAAL OO UU KA TACSI YADAYNAYO GEERIDII NAXDINTA LAHAY EE ODOYAASHA DHAQANKA BEESHAA IYO GUUD AHAANBA BEELAHA DIR
March 31, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWS);Xildhibaan ibraahim axmed haybe (Ibrahim kacaan) oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray beesha biyomaal oo dhawaan sided oday oo kamida lalaayay iyadoo jidgooyo lagu dilay odoyaasha ayaa ahaa madaxdhaqameed ka tirsan beesha biyomaal oo ah beelihii sida fiican ugarab istaagay halgankii hubaysnaa ee dalka Somaliland lagu xoreeyay

Hadaba xildhibaan ibraahim axmed isagoo ku hadlaya magaca umada somliland iyo ka gobolka gabiley wuxuu tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelkii iyo qaraabadii ayka baxeen iyo dhamaan beesha biyomaal geeriradaa nacdinta leh ee k u timid odoyaasha Ilaahayna wuxuu uga baynay in naxariisjano siiyo ehelkoodiina samir iyo iimaan kasiiyo

Wuxuuna ku baaqay xildhibaanku in kuwii ku kacay dhacdadaa foosha xun maxkamad caalamiya lala tiigsado beesh caalamkan aanay ka hadhin arintaa ayuu yidhi

Waxa kale oo tacsi taalamida u diraya beesha biyomaal iyo eheladoodiiba GENERAL MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF)  wuxuuna ilaahay ubaryay in naxariisjano siiyo ehelkoodiina samir iyo iiman kasiiyo AAAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS