Wax Waliba Gobanima Leh, Waa;Maxamed Kosaar Faarax Jire. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wax Waliba Gobanima Leh, Waa;Maxamed Kosaar Faarax Jire.
March 10, 2014 - Written by Wariye:

Ka soo bilow maalinti ayno faraxnay ee ayno xoriyadda ka qaadanay isticmaarki boqortooyaddi INGIRIISKA wixi maalinta ka dambeeyey waxa inoo bilatay yaab murogo waayo ciddi ayno walaal moodnay baa noqotay bahal aan hore loo areg                          wada  Hadaba nin ku yaqaana waa nin kula jooga ,muumina laba jeer meel lagama qaniino    ,inkasto hadana ayno la leenahay wada hadal ku salaysan hab caalamiya reer Koonfurta hadana marna haka filima yno wax khayr leh waayo waxay yihiin wayno soo aregnay waa kuwi . Wax walba aregnay ,ma Ragga diinti islaamka badalay ee suurato nisa ee dagaal intay diyaarado ka doosho madaarka Hargeysa hadana isla Hargeysa,wa.xa inta ka daran kuwi maalinta daba dhilifka oo aha ayaa wili ismoodaya inla ii loobay oo fagaaraha

ka hadlaya.          Muse Bixi iyo Maxamed BIxi iyo Xuseen Caydiid iyo Xasan Guurow ciyaari waa galin dambe wali howli ma dhamaan ee cadowgi waa ina sogaya ee meel  waa inlooga soo wada jiista,Dadki ileen waxay noqdeen Muxaafid iyo Mucaarid iyo dusha ka somaliland hoosta ka faqash,aah bii waaya waar bal shalay dib uu yara jaleeca howsha ina sogaysana ka fakara.

Waa;Maxamed Kosaar Faarax Jire

Hargeysa -Somaliland

COMMENTS
LINKS