|
|||||
WAJAALE NEWS
wasiirka Hawlaha Guud Oo Mar Kale Falaadh Xanuun Badan Ku Ganay Maayarada Magaalooyinka Dalka, Mudo Kooban U Qabtay In Ay Ku Soo Gudbiyaan Liiska Danta Guud Ee Ay Qaranka U Hayaan
March 13, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa ka dalbaday Mayorada Magaalooyinka iyo Degmooyinka Dalku in ay soo gudbiyaan Liiska Danta Guud ee Hayaan. Waxa uu ku war geliyay in ay soo dhamaystiraan Tirakoobka Hantida ay qaranka u hayaan ka hor inta aan la gaadhin bishan aynu ku jirno ee February 21-da sanadkan 2014. Sidaasna waxa uu ku sheegay Wareegto uu goor dhaweyd xafiiskiisa ka soo saaray taas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay Hadhwanaagnews. 1-Danaha guud ee aad kala wareegteen Golihii Deegaanka ee idinka horeeyay • Goobaha Cibaadada (Masaajidada iyo Malcaamadaha) Waxa xusid mudan inaynu markasta maanka ku hayno sida uu dhigayo Dastuurka Qaranka Jahmuuriyada Somaliland (Dhul qof looga qaaday dan guud in aan loo siin Karin qof kale dan dan gaara).ayuu ku yidhi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Wareegtadaasi uu soo saaray.
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO:Madaxweynaha jsl oo ka Qaybgalay Xuskii Sanadguurada Aas Aaska Ciidanka Qaranka oo Lagu Qabt... Waa maxay Abaalka siyaasdeed ee Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin ku lahaayeen madaxweyne Siilanyo,Maxa... Xukuumada Oo Sas Ka Qaaday Shirka Beelaha Bariga & Galbeedka Burco + Ujeedada Kulan Madaxwayne Biixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|