|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka-Arimaha-Gudaha-Somaliland-Oo-Maanta-U-Kicitimay-Dalka-Jabuuti
March 29, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Aqoonyahan Siciid Sheekeeye Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dalka Buuq Galinin, Isagoo Doonay... Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Dawlad Deegaanka Ee Ji... “Maayir Mooge, Geeridii Wiilkayga Oo Aan Ka Samray Ayuu Dib Ii Soo Xasuusiyay, Maanta Ayaana Igaga X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|