War deg dega mudaharaad balaadhan oo ka dhacay magaalada gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War deg dega mudaharaad balaadhan oo ka dhacay magaalada gabiley
March 8, 2014 - Written by Editor:

GABILEY (WAJAALENEWS);Mudaharaad balaadhan oo saaka ka dhacay magaalada gabiley ayaa waxaa ka dhashay khasaare loo gaystay xarunta maamulka dawlada hoose iyo xarunta wasaarada maaliyada ee gabiley

Mudaraad-400x300

 

Mudaraadka oo ay dhigayeen ardayda dugsiyada ayaa waxaa sobobay ka dib markii dawlada hoose macalin wax ka dhiga iskuulada gabiley ka qadeen dhul uu degenaa arinka dhulka sharci darada lagaga qaday macalinka ayaa horseeday kacdoon ay ardaydu sameey

Booliska magaalada baliey iyo ardayda gadoodka samaysay ayaa waxaa dhexmaray gacan kahadal iyadoo ay ciidamada amaanku isku dayayeen in ardayda kala kaxeeyaan

ARINMAHA MUDAHARAAD WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS

 

GABILEY OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS