Tacsi tiiraanyale oo ku socota qowskii iyo eheladii uu ka baxay, Allah ha u naxariistee, oday Daheeye Daqare Kaahin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi tiiraanyale oo ku socota qowskii iyo eheladii uu ka baxay, Allah ha u naxariistee, oday Daheeye Daqare Kaahin
March 9, 2014 - Written by Editor:
Dr Mohamed Ali Hure iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo dhamaan dadka hoos ku xusani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ……….

Tacsi

Dr Mohamed Ali Hure iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo dhamaan dadka hoos ku xusani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qowskii iyo eheladii uu ka baxay, Allah ha u naxariistee, oday Daheeye Daqare Kaahin oo ku geeriyooday Hargeisa, laguna aasay Gabiley. Waxana lagu xasuusta hawlaha horumarineed iyo bibi’aadnimo ee uu ka qabtay degaanka Kiilka Shanaad ee degmada Togwajaale, waxaanan Eebe uga baryaya in uu Janatu firdoosa ka waraabiyo.

Waxa kale tacsi diraya:

Mako Yusuf Daqare, Suleykha Ahmed Daqare, Mowlid Ali Hure iyo Xaaskiisa, Dayid Mohamed Yusuf iyo Xaaskiisa, Mohamed Yusuf, Ahmed Mohamed Yusuf, Suleykha Xaaji Askar, Nadiira Haji Askar, Abdillahi Nuh Warsame, Mahdi Abdillahi Ali, Ali Aden Meecad, Omer Aden, Abdillahi Ali Amir, Yussuf Osman, Abdillahi Dilaal Aden, Mohamoud Aydiid, Mohamoud Aden Fahiye, Abdi Jama xirsi,Abdi Dhoore, Mohamoud Ismail, Omer Hussein, Abdirahman Ayaanle, Yusuf Hussein, Hassan Cade, Ismail Ali Sareye, Jibriil Ali Akli, Hashi Ali Yusuf, Abdiasis Sh Farah nadif

WAJAALENEWS DESK

COMMENTS
LINKS