SHirkada Telesom oo Shaqadii Saxaafada Lawareegtay iyo Macaamiisheeda oo Khaati ka Taagan Fariimahooda;;;Iyadoo Gofone Ku noqotay Dhaqaalihii Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SHirkada Telesom oo Shaqadii Saxaafada Lawareegtay iyo Macaamiisheeda oo Khaati ka Taagan Fariimahooda;;;Iyadoo Gofone Ku noqotay Dhaqaalihii Dalka
March 22, 2014 - Written by Editor:

Waxaa halkaa ka muuqata in shirkada telesom aanay eegay hawsha ay qaban karto oo kaliya ee ay ujeedadooduba tahay xagee ayay lacagi kasoo kordhaysaa)? Dadka waxba inagama galine;

telesom

HARGEISA (WAJAALENEWS)Shirkada telesom oo ah shirkada loogu isticmaalka badan yahay xaga telefonada gacanta ee dadwaynuhu siticmaalan ayaamudooyinkii udanbeeyay waxay lawareegtay shaqadii sixaafada iyo wasaarada warfaafintaba ,waxa kale oo ay mushkilad ku ahaysaa macaamiisha isticmaala televoonadeedaa xilki kastana waxay soo diraysaa fariin aanay u baahnay ,oo xili walba soo dhacaysa

Shirakada bixisa adeegayada  telefonada , adeega zaadservice iyo adegyo kale islamrkaana ka hawlgasha dhamaanba wixii laysku o dhan jiray somalilia iyadoo magic siku mida kaga wada hawlgasha MAGACEEDA GUUDNA YAHAY SHIRKADA HORMUUD SOMALIA KANA SIMAN NUMBERKA FURAHA

Hadaba shirkada telesom ayaa maciisheedu khaati ka taagan yihiin iskada inay helaan adeg fiicane waxay marwalba u soo diraysaa message fariimahaasi oo an qusayn qofka loo soodiray ;iyadoo fariimahaasi ay soo dgacayaa xili kasta habeenkii. Malintii,xili yada masaajidka lagu jiro oo ay salada dadka sahwi kagaliso,

Telesom waxay gabi ahaanba laweegtay shaqadii sixaafada oo ah inay wargaysyadu samay lahaayeen arihama wacyigalinta dadwayanaha iyagu gaadh siinlahaayeen

Furitaanka meheradaha ganacsiga oo ay baahin lahaayeen TVYADU IDAACADUHU IYO QAYBO AKEL OO BADAN

Waxa kale oo ay shaqadoodii hayaan wasaaradii wacyigalinta iyo faafinta wararka xukuumada iyo wasaarada caafimaadka oo ay iyana shaqadeedii hayaan gaar ahaan arimaha caafimaadka

Oo ay caqabad waynu ka taagan tahay xaruma caafimaad oo aan wasaarada caafimaadka soo marin ayay shirkada telesom bahinaysaa xataa lama eegin shahadada dhakhtarkan uu sito ay baahiye iyo cilmiga uu sheeganayo inuu leeyahay iyo inkale

FARIIMAHA XATAA MAKALA EEGAN OO UMA DIRAAN CIDA AY QUSAYSO TUSAALE AHAAN WIXII DUMARKA QUSEEYA UMA DIRAYAANE WAXAA KUGU SOO DGACAYSA (WAXA DALKA YIMID DHAKHTARKII ISKU FURANKA) ceeb maaha oo waawax jira lakiin maxay dumarku ugu diriwaayeen si ay cida u baahani markaa tagto ilay lacag ayaad ka qaadaysan dadka aad fariinta u baahinaysaan e fariinta ayaa kusoo dhacaysa sedexda habeenimo ,iyadoo dadban oo xanuunsanaya ay fariinta caafimaadku khatar galiso cafimaadkooda,

 

Telesom iyadoo ay adeega telefonku ayna wada buuxinkarin dadka isticmaala inay sifiican ugu baxaan marka ay dirsanayaan ayay hadana habeen walba leeyihiin waxaan soo kordhinay adeeg cusub

Waxaa halkaa ka muuqata in telesom aanay eegayn hawsha ay qaban karto oo kaliya ee ay ujeedadooduba tahay xagee ayay lacagi kasoo kordhaysaa)? Dadka waxba inagama galine;

Dhamaan adeegyada ay yidhaafdaan wabilaashan dadka ay si hoose  lacagta  uga jaraan, waxaana kamida

1.adeega zaadservice 2.callnotificationka 3.adeega facebookga iyo qaarkale oo badan

ARIMAHAN AYAAN DAWLADU HOOS U EEGIN IYO WALIBA SIXAAFADA OO AY SHAQADEEDII KU HAYSATO

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS