mudaharaadyo rabshado wata oo Gilgiley magalaad Tog wajaale iyo Ganacsigii Magaalada Oo Hakad Galey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
mudaharaadyo rabshado wata oo Gilgiley magalaad Tog wajaale iyo Ganacsigii Magaalada Oo Hakad Galey
March 16, 2014 - Written by Editor:

TOGWAJAALE(Wajaalenews);waxaa xaley ilaa maanta Gaabi Ahaan Istaagay Ganacsigii Magaalada Kadib Markii Uu Bilaabmay Mudahaaraado Rabshada Wata Oo Hadheeyey Magaalo Xuduudeeda Togwaajaale Mudaaraadkaasi Oo Kabilaabmay Xanaanada M Chka Oo Uu Yaalay Madkii Nin Shalay Laydhka Shirkada Telesom Uu Qabsaday Kadina Uu Aan Xal Laga Gaadhin Magaalada Togwajaale Oo Ah Magaalo Ganacsi Ku Caan Baxday Amniga Iyo Ganacsiga, Ayaa Maanta Iyo Xalay Waxa Markaliya Isqabsaday Dayaanka Rasaasta Oo Aad Loogadareemey Iyadoo Dadkii Ethiopianka Ahaa Ee Magaalada Waxka Ibbsanayeyey Mar Qudha Kabaxeen Iyaga Oo Ka cabsiga qaba dayaanka rasasta, Dadkan Mudaharaadayay Inay Boobaan Alaabaha Ay Ka Iibsadeen Magaalada Iyada Oo Ilaahada Aan Maamulka Magaalada Wajaale

waja 5

 

Aanu Isku Dayin In Ladajiyo Xaalada Balse Markii Danbe Markii Aysii Xoogaysteen Rabshaduhu Ayaa Cidamada RRU Ee Sida Gaarka Ah U Tababaran Ay Xoog Kukala Dareeriyeen Dadbadana Xabsiga Loo Taxaabay Xalada Magaaladuna Sideedi Kusoo noqotay Imikana Ganacsigiina Dib U Bilaabmay

Si kastaba ha ahaatee maaha markii ugu horey ee dadka shacabka ah ay ku nafwaayaan xadhkaha laydhka, waxaaney xadhkahanai inta badan dadka qabsadan wakhtiga ay roobabka gugu curtaan maamulka degmada wajaale ayaan ahayn kuwo kasban kara shaqadooda waxaana islu milmay gudoomiyihii iyo taliyihii ciidanka oon wali dawlada dhexe waxba kaqaban cabashada dadwayanah reer wajaale kaqabaan maamulka’

 

waaja 3

WAJAALENEWS DESK

WAJAALE OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS