Magaalada Gabiley Oo Laga Cabsi Qabo inay Biyo La,aani Soofodsaarto iyo Maamulka shirkada Biyaha Ee ZamZam oo Moran Xoogani Ka Dhexqarxay Iyo Golaha Deeganka Gabiley oon Waxba Ka Qaban Cabashada Dadwaynaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Oo Laga Cabsi Qabo inay Biyo La,aani Soofodsaarto iyo Maamulka shirkada Biyaha Ee ZamZam oo Moran Xoogani Ka Dhexqarxay Iyo Golaha Deeganka Gabiley oon Waxba Ka Qaban Cabashada Dadwaynaha
March 10, 2014 - Written by Editor:

Magaalada Gabiley Oo Laga Cabsi Qabo inay Biyo La,aani Soofodsaarto iyo Maamulka shirkada Biyaha Ee ZamZam oo Moran Xoogani Ka Dhexqarxay Ayaan Golaha Deeganka Gabiley  Waxba Ka Qaban Cabashada Dadwaynaha

GABILEY (WAJAALENEWS);waxaa maalmihii udanbeeyay magaalada gabiley laga cabsi qabay inay biyo la,aan horleh soo food saarto kadib markii moran xoogani kadhex qarxay maamul shirkada biyaha siisa gabiley ee samsam ,ishaysiga saamilayda biyaha gabiley oo marka horeba laga dayrinayay xaalkooda, ayaa hada waxaa soo dadjiyay moran laga baqayo inuu galaafto shirka samsam oo fiintu kala dhexmiranayso saamilaydii

Waxaa wali kaalintoodii banana tahay golaha deganka gabiley oon dhegba u dhigin dhawaaqa kasoo gaadhaya bulshada reer gabiley ,maamulka degmada gabiley ayaa iyagu ku hawlan shaqo aan hayn tii bulshadu u baahnay ,

Isku soo wada duuboo waxaa laga warsigayaa halka ayku danbayso mustaqbalka biyaha gabiley oo ah mid ay bulshada reer gabiley mahadiyeen

 

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

EMAIL;wajalenews@gmial.com

WARIYE M.M.X

COMMENTS
LINKS