|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Oo katirsan Golaha Deeganka Gabiley Ayaa Si Kulul U Canbaareeyay Xadhiga Maayirka Gabiley Uu Kula Kacay Maayirkii hore Aadan m/bade
March 30, 2014 - Written by Editor:GABILEY(WAJAALENEWS);Maranaba ka aqbalimayno in maayirka xakamaha goostay xadhig kula kaco masuuliyiintii hore ee gabiley labada xildhibaan oo golaha degaanka gabiley katirsan ayaa sikulul u canbaareeyay maayirka gabiley xadhiga uu kula kacay maayirkii ugu mudada dheer ee g/d hore aadan muxumed bade oo kamida odayada kashaqeeya danguud imikana ah gudoomiyaha gudida cusbitaalka gabiley’XILDHIBAAN XASAN AXMED MAXAMED(XASAN DHAGJAR);IYO XILDHIBAAN MUSTAFE SAYID ABOKOR XILDHIBAANADAN OO KHADKA TELEFONKA UGU WARAMAY SHABAKADA WAJAALENEWS , Waxaana mida hadaladoodii;Anigoo ah Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor waxaan canbaaraynayaa xadhiga maayirkii hore oo ay manta ahayd inaanu ka faaiidaysano waaya aragni madiisa. Isagoo hadalkiisa siiwata wuxu yidhi,waa xaalad ugub ku ah shacbiga reer Somaliland abuuri kartana nabad galyo daro,xaaladahaasina cabudhinta sixaafada ,waxaa adeegsada maayirka gabiley si uu u qariyo dhaliilaha dulhoganaya xilkii aanu u igmanay,waxaanan maragcad uga dhigaynaa dhacdada masuulkan xadhigiisa sobobtay . Xildhibaan Xasan Axmed Maxamed (dhagjar)ayaa sina wuxuu yidhi.waxaan si kulul ucanbaaraynayaa xadhiga maayirkii hore Aadan muxumed bade oo kamid ahaan masuuliyiinta aan naga mudnayn in awooda golaha lagu xidho mana aqbali karno in maayir xakamaha goostay uu xadhig iyo tacadi kula kaco haldoorkii waanan kala xisabtamidoonaa.ayuu dhiyi xildhiban xasan WAXAA MAALINTII LABAAD XIDHAN MAAYIRKII HORE MAGAALADA GABILEY OO AWOODA GOLAHA KU XIDHAY MAAYIRKA HADA TALADA HAYAA SHUCAYB ,MAXAMED MUUSE WAJAALENEWS DESK GABILEY OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO; Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Saaka Bilaabay Olole Nadaafadeed Iyo Waddo Banayn. DAAWO;-Xildhibaan Qabile Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ku Eedeeyay In Uu Faro Galiyay Gudida U Xil... DAAWO;-Wadadii Cusbay Ee Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Isku Badashay Goob Biyo Fadhiisin Iyo Khasaaraha S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|