Kala xadeynta gobolada iyo degmooynika Dalka jsl waa hawl uu taal siilaanyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kala xadeynta gobolada iyo degmooynika Dalka jsl waa hawl uu taal siilaanyo.
March 15, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Waxaa aynuu manta arkeynna in ay dawladii dhexe in ay ku duushey madaxdii xukumeysey dawladaha hoose ee magalooyinka waaweyn ee jsl,

Sida u qorayo distoorka u yaal jsl waxaa lagu heshey shirweynihi lagu qabtey Borama 1991-1992 in ay gobolada iyo degmooyinku dalka jsl ay ahaadan sidi u kaga tegey dawlada ingirisku 1960-1967,hasayeeshe islamarkiiba waxaa soo baxay in la candaduulo qodobaddii shirkasi ka soo baxay meeshana uu soo gallo distoorkiin ka yimmid dawladihi kala danbeyey ee xukumi jirey dalkii la isku odhan jirey Somalia ee 1960-1991kii ee la magac baxay dan iyo duulme ee u shaqeysan jirey in ay  ku shaqeysan jireen dad gaar ihi, islamarkana lagu duulmi jirey dadkii dacada ka ahaa wadani jirey wakhtiga. Xukumaddi Dahir riyaale iyo tii in Ibrahim cigal waxay meesha soo geliyeen distoorkii la magac baxay dan iyo duulmi ee ay dadka qaar ku shaqeysan jireen,iyaga oo soo sarey in ay dadka ku nool xeebaha waqooyigga gobolka maroodo jeex ay marti ku noqan wanka, isla markaana lagu celiyey wixii ay ka dagalameen iyada oo aany dadka qarkii aan doonin in lagu dhaqo distoorka u yaal jsl.

Waxaa aynuu manta arkeynna in ay dawladii dhexe in ay ku duushey madaxdii xukumeysey dawladaha hoose ee magalooyinka waaweyn ee jsl, islamarkanna ay u sheegen in ku soo wareejiyaan wixii dhuul u yaal danguud,taasi miyaan uu egeyn distoorki la magac  baxay dan iyo duulmi. Dawladii dhexe waxaa ay lee dahay dadkii la soo doortey ma jirtan.waxaan xasustey maalin u siilaany tegey dawlada ee hargeisa oo ku yidhi mayarka dhulka waa la indinla eeggi doona,halka waxaa ka cad in uu siilaanyo ka dhex hadlayo wasirka hawlaha guud.waxaan hore ula socdey in wasir xaabsadi soo tiro koobey dhismayeesh ingrisku kaga tegey dalka ee loogu taalo galey shaqalah baal waxaa aad sheegtan waxaa ka sii jooga. Waxaan doonay in aan daransiiyo xisbiyada mucariidka ah in dabasha loo tegey jasiirada sacado in ay tahay sii loo iibin laha  khayraka ku  jira meesha ee xisbiyada iyo daweynuhu ha la socdan sida.waxaana iga tallo ah inta aad heleysan madaxd indin xaqsoorta in dalka illasan. Waxaa la indin dhagax dhigaya waa jeedin dalka la indinka jeedinnayo.

Alla madleh

iBrahim isse

 

COMMENTS
LINKS