|
|||||
WAJAALE NEWS
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Dheere.
March 1, 2014 - Written by Wariye:TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Dheere oo ku geeriyooday 28/02.2014, wadanka Australia.
Marxuumka oo Hormood ka ahaa Aas-aasayaashii SNM, waxa uu door muhiima ka qaatay dib u dhiska dalka, iyo nabadayntii beelaha wadadega Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:Maamulka Degamada Tog-Wajaale oo Fuliyey Hawl-Galo Lagu Rarayo Ganacsatada Yar-Yar EeKu Dhex Ganacsa... fadeexadaha Maamul Ee Dulhogonaya Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Isku Badashay Wasaarad ... DAAWO;-Xukuumada Jsl Oo Shaacisay Sedex Arimood Oo Fududeeyey Khasaaraha Roobkii Xalay Ka Da,ay M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|