|
|||||
WAJAALE NEWS
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Dheere.
March 1, 2014 - Written by Wariye:TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Dheere oo ku geeriyooday 28/02.2014, wadanka Australia.
Marxuumka oo Hormood ka ahaa Aas-aasayaashii SNM, waxa uu door muhiima ka qaatay dib u dhiska dalka, iyo nabadayntii beelaha wadadega Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:Dawlada Sucuudiga Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay Soo Galaan Muwaadiniinta 20 Dal Iyo Sobobta! Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bilowday Dhisamaha Wadooyin Casriya Oo Ay Ka Hirgalinayso Gudaha Magaala... DAAWO; Marwo Faadumo Siciid Oo Nasiib Daro Ku Tilmaantay In Madaxwayne Muuse Biixi Sanad Kadib Shaki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|