Hambalyo Meher Wacan Boqorka Iyo Boqorada Sacad Cabdiraxmaan Ibraahin Iyo Marwadiisa Hibo Cabdiraxmaan Mohamed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Boqorka Iyo Boqorada Sacad Cabdiraxmaan Ibraahin Iyo Marwadiisa Hibo Cabdiraxmaan Mohamed.
March 8, 2014 - Written by Wariye:

hambalyoWaxaan halkan hambalyo kal iyo laab ah oo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa sxbkay indrkay 

Sacad Abdirahman Ibrahin  
              Iyo 
Marwadiisa Hibo Abdirahman Mohamed 
oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada berbera gaar ahaan hotel barwaaqo ee magaalada berbera 
waxaan leeyahay noqda kuwii isku waaree ubad khayr qabana kala hela AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waxaan ugu ducaynayaa sxbkay iyo marwadiisa ducadii rasuulka “Baarakalaahu lakum waa baaraka calaykum 
wajamaca baynakuma filkhyr oo bilkhayr.

COMMENTS
LINKS