|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Taaliyaasha Ciidamada Gobolkaas Ayaa Maanta Si Balaadhan Duleedka Laascanood Ugu Soo Dhaweeyay Ugaas Beesha Boocame Iyo Xubno La socday
March 4, 2014 - Written by Editor:LAASCANOOD(Wajaalenews);Halkan Ka Daawo:Maamulka Gobolka Sool Iyo Taaliyaasha Ciidamada Gobolkaas Ayaa Maanta Si Balaadhan Duleedka Laascanood Ugu Soo Dhaweeyay Ugaas Beesha Boocame Iyo xubno la socday ugaaskan ayaa hore uga soo hor jeeday qaranimada somaliland waana guul u soo hoyotay bulshada; HALKAN KA DAAWO http://youtu.be/Eh51tQy3EhU WAJAALENEWS DESK EMAIL;wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo: “Reer Gabilayoow Ma Dawlad Sacad Muuse Ayaa La Ictiraafi Doona Mise Dawlad Isaaq"Faysal Cali ... DAAWO;-Golaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Kominshanka Doorashooyi... Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13 Qof Oo Dil Ka Gaystay Magaalada Ceerigaabo COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|