Haayada Booliska Aduunka Ee Interpol Oo Sheegtay In Diyaarada Malasia Ee Wali La’yahay Aan Loo Aanayn Karin Weerar Argagixiso Maqnaanshiyaheda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Booliska Aduunka Ee Interpol Oo Sheegtay In Diyaarada Malasia Ee Wali La’yahay Aan Loo Aanayn Karin Weerar Argagixiso Maqnaanshiyaheda
March 12, 2014 - Written by Editor:

Interpol waxa ay sidoo kale soo jeedisay in ay suurtagal tahay in labda nin ee ku safrayey baasbarra la soo xaday ay ahayeen dad la tahriibinaye

Diyaarada waxaa saarnaa 239 qof, howlgalka baadi-goobka waxaa ka qeyb qaadanayo 10 waddan.
Dhinaca kale ayaa khubaradii ku mashquulsanayd baadhi diyaarada ayaa sheegay in ay diyaaradu ay hada badalatay jihadii ay markii hore ku socotay balse kama aysan soo bixin warar intaa ka faahfaahsan KALA SOCO WAJAALENEWS

 

COMMENTS
LINKS