|
|||||
WAJAALE NEWS
GUDIGA ARIMAHA GUDAHA NABADGALYADA IYO DIFAACA G WAKIILADA SOMALILAND AYAA LAFILAYAA IN AY WAX KA BADAL IYO KAABIS KU SAMEEYAAN XEER NO 23
March 14, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS) GUDIDA ARIMAHA GUDAHA,NABADGALYADA IYO DIFAACA AYAA LAFILAYAA INAY GOLAWAYNAHANA AY HORKENI DOONAAN.XEER NO 23 OO U BAHAN IN DIBLOOGU NOQDO ISLAMARKAAN GOLUHU DIB AY U AN SIXIYAAN MARKA AY FASAXOODA KASOO NOQDAANSIDA AY ILO LAGU KALSOONYAHAY OO LA XIDHIDHAY SHABAKADA WARARKA EE WAJAALE NEWS U XAQIIJEEN. AYAA SHEEGAY IN GUDIGA ARIMAHA GUDAHA NABADGALYADA IYO DIFACA GWAKIILADA AY BARYAHAN DANBE KU MASHQUUL SANAYEEN .WAX KABADAL IYO KAABIS AY KU SAMEEYEEN XEER NO 23 XEERKAASI OO KHUSEEYA ISMAAMULKA DAWLAHADAHA HOOSE, EE GOBALADA IYO DAGMOOYINKA SOMALILAND. AYAA LAFILAYAA IN DHAWAAN GUDIGU AY HORKEENAAN GOLAHA WAKIILADA. SI AY U ANSIXIYAAN UNA DHAQAN GALO XEERKAASI. MARKA UU DHAQAN GAL UU NOQDO WAXA UU WAX KABADALAYAA NIDAAAMKII HORE EE DAWLADAHA HOOSE U SHAQAYN JIREEN GAAR AHAAN GOLAYAASHA DEEGAANKA IYO MAAYIRADA GOBALADA IYO DAGMOYINYINKA DALKA. HALKA MARKII HORE MARKA LA DOONAYO IN LA RIDO MAYIRKA LOO BAAHNAA 3MEELOODOW LABA MEELOOD.AY WAX KABADALAYSO HADDA NOQONAYSANA MARKA XERKANI DHAQAN GALO LAGU RIDIKARO SEDEXMEELODOW LABA MEELOOD. SIDOOKALENA WAXA UU XEERKU MIHIIMAD WAYN U YEELAN DOONA DAWLADAHA HOOSE EE GOBALADA IYO DAGMOOYINKA SOOMALILAD. ARINTA WAXKA BADALKA IYO KAABISTA XEER NO 23 INAY SOBOB U TAHAY CABASHOOYIN KASOO YEEDHAY DHAMAAN GOBOLADA SOMALILAND KAAS OO KUSALAYSAN INAY CAQABAD KU NOQOTAY IN BADAL LAGU SAMEEYO MAAYIRADA ,GABAY SHAQADOODII WAXAANA LAFILAYAA HADII GOLAHA WAKIILADU ARINTAN MEEL MARIYAN IN BULSHADU SOO DHAWAYSO WAXAAN KA WARSUGI DOONAA HADBA WIXII KASOO BAXA GOLAHA WAKIILADA OO AH KII DADWAYNUHU SOO DOORTAY ,
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Kulan la yeeshay Weftigii Ka Socday Midowga Yurub Iyo Arimaha A... Xaalada Magaalada Laascanood Oo Wali Qasan Iyo Dad kale Oo Maanta Ku Geeriyooday Banaan Baxyadii! Dawladda Maraykanka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Diiddan Yahay In Uu Maalgeliyo Dimuqraadiyadda Somaliland,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|