GUDIGA ARIMAHA GUDAHA NABADGALYADA IYO DIFAACA G WAKIILADA SOMALILAND AYAA LAFILAYAA IN AY WAX KA BADAL IYO KAABIS KU SAMEEYAAN XEER NO 23 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
GUDIGA ARIMAHA GUDAHA NABADGALYADA IYO DIFAACA G WAKIILADA SOMALILAND AYAA LAFILAYAA IN AY WAX KA BADAL IYO KAABIS KU SAMEEYAAN XEER NO 23
March 14, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(WAJAALENEWS) GUDIDA ARIMAHA GUDAHA,NABADGALYADA IYO DIFAACA AYAA LAFILAYAA INAY GOLAWAYNAHANA AY HORKENI DOONAAN.XEER NO 23 OO U BAHAN IN DIBLOOGU NOQDO ISLAMARKAAN GOLUHU DIB  AY U AN SIXIYAAN MARKA AY FASAXOODA KASOO NOQDAAN

SIDA AY ILO  LAGU KALSOONYAHAY OO LA XIDHIDHAY SHABAKADA WARARKA EE WAJAALE NEWS U XAQIIJEEN. AYAA SHEEGAY IN GUDIGA ARIMAHA GUDAHA NABADGALYADA IYO DIFACA GWAKIILADA  AY BARYAHAN DANBE KU MASHQUUL SANAYEEN .WAX KABADAL IYO KAABIS AY KU SAMEEYEEN XEER NO 23 XEERKAASI OO KHUSEEYA ISMAAMULKA DAWLAHADAHA HOOSE, EE GOBALADA IYO DAGMOOYINKA  SOMALILAND. AYAA LAFILAYAA IN DHAWAAN  GUDIGU AY HORKEENAAN GOLAHA WAKIILADA. SI AY U ANSIXIYAAN UNA DHAQAN GALO XEERKAASI.   MARKA  UU DHAQAN GAL UU NOQDO  WAXA UU WAX KABADALAYAA NIDAAAMKII HORE EE DAWLADAHA HOOSE U SHAQAYN JIREEN GAAR AHAAN GOLAYAASHA DEEGAANKA IYO MAAYIRADA GOBALADA IYO DAGMOYINYINKA DALKA. HALKA MARKII HORE  MARKA LA DOONAYO IN LA RIDO MAYIRKA LOO BAAHNAA 3MEELOODOW LABA MEELOOD.AY WAX KABADALAYSO HADDA NOQONAYSANA MARKA XERKANI DHAQAN GALO  LAGU RIDIKARO  SEDEXMEELODOW LABA MEELOOD. SIDOOKALENA WAXA UU XEERKU MIHIIMAD WAYN U YEELAN DOONA DAWLADAHA HOOSE  EE GOBALADA  IYO DAGMOOYINKA  SOOMALILAD.

ARINTA WAXKA BADALKA IYO KAABISTA XEER NO 23 INAY SOBOB U TAHAY CABASHOOYIN KASOO YEEDHAY DHAMAAN GOBOLADA SOMALILAND KAAS OO KUSALAYSAN INAY CAQABAD KU NOQOTAY IN BADAL LAGU SAMEEYO MAAYIRADA ,GABAY SHAQADOODII WAXAANA LAFILAYAA HADII GOLAHA WAKIILADU ARINTAN MEEL MARIYAN IN BULSHADU SOO DHAWAYSO

WAXAAN KA WARSUGI DOONAA HADBA WIXII KASOO BAXA GOLAHA WAKIILADA OO AH KII DADWAYNUHU SOO DOORTAY ,

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS