|
|||||
WAJAALE NEWS
GUDI WASAARADA ARMIHA GUDUHU U DIRTAY XALINTA KHILAAFKA. XILDHIBAANADA,IYO MAAMULKA GABILEY OO EEDO CULUS DUSHA UGA RIDAY XOGHAYA D,H
March 3, 2014 - Written by Editor:MORANKA MAAMULKA GABILEY AYAA WAXAA LUG WAYNE KU LEH WASIIRO GOBOLKA KA SOO JEEDA IYO XILDHIBAANO KA TIRSAN GOLAHA WAKILADA KUWAASI OO XATAA SHAQADII QARANKA KAGA MASHQUULAY SIDII CASHUURTA DADWAYNAHA REER GABILEY LOOGU LAA LUUSHI LAHAA MADAXTOOYADA.GABILEY(WAJAALENEWS)WASIIRKUXIGEENKA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA IYO AGAASIMAHA GUUD ARIMAHA GUDAHA YAA MAAL MIHII U DANBAYSAY KU SUGNAA MAGAALADA GABILEY ,MASUULIYIINTAN WASAARADA AYAA SAFARKODU DAARNA SIDII DAWO LOOGU HELILAHAA KHILAAF BAAHSAN OO HADHEEYAY SHAQADII GOLAHA DEEGANKA GABILEY ,MUDANA SOO JIITAMAYAY, ISLAMARKAANA SOBOBAY IN XUBNAHA XILDHIBAANADA IYO MAAYIRKU,XOGHAYAHA DAWLADA HOOSE WADA SHAQAYN KARI WAAYEEN. ARINTA IS HAYSIGA MAAMULKA GABILEY AYAA AH MID MUDO BADAN SOO JIITAMAYSAY ,MUDOOYINKII UDANBAYSAYNA SOBOBTAY IN XUBNO GOLAHA KAMID IHI DAL BADAAN IN WASAARADA ARIMAHA GUDUHU SOO KALA DHEXGASHO HOOSNA U EEGTO TABASHOOYINKA XILDHIBAANADA IYO MAMULKA GOLAHA WAFTGAN OO U HOGAAMINAYAY WASIIRKUXIGEENKA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA CISMAAN GARAAD SOOFE AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADACABDISAMAD MAAL IYOAGASIMAHA GOBOLADA IYO DEGMOOYINKAMAXAMED CALI; WAFTIGAN AYAA LABADII CISHO EE UDANBEEYAY KU SUGNAA MAGAALADA GABILEY, ISLAMRKAAN GOONI GOONI ULA KULMAY XUBNAHA TABASHADU KA DHEXAYSO,IYAGOO GABA GABADIINA ISA SOO HOR FADHIISISAYAY, HADABA WARARKA XOGOGAALA OO AN KA HELAYNO ARINTA KULANKA MAAMULKA GABILEY AYAA TIBAAXAYA IN WASAARADU MARKII AY DHAGAYSATAY DOODAHA LABADA DHINAC, XOGOGAALA U NOQOTAY UBUCDA MARONKA GOLAHA ,RAGAADIYAY HOOSTANA LAGA XARIIQAY QODOBADA DAARAN OO AY UGU WAYNAY MIISAANIYAD, BEEN ABUURA OO AY KU SHAQAYNAYEEN GUDOOMIYAHA IYO XOGHAYAHA,IYAGOO BAAL MARAY MIISANIYADII GOLUHU AN SIXIYAY, SIDOO KALE ARINTA KALE EE LAYSKU MARI LA,AA WAXA KA MIDA AHAA IN UU XOGHAYAHA DAWLADA HOOS KA DHAWAAJIYAY IN MIISAANIYADU IS DHINTAY,IYADOON WAXBA ISKA BADALIN, DAKHLIGA DAWLADA HOOSE. ARIMAHA IYO QAAR KALE OO BADAN AYAA MARKII DANBE KU SOO BIYO SHUBTAY IN WASAARADA ARIMAHA GUDUHU KA GAROWDAY KHALADKA AY KU SOCDAAN MAAMULKU ISLAMARKAANA CANAAN DUSHA U SAREEN XOGHAYA DAWLADA HOOSE CABDIRAXMAAN NUUR ABOKOR IYO GUDOOMIYE SHUCAYB,WAXAYNA KU CANAANTEEN DHAMAAN MUSHKILADA MAAMULKA ODHAN IN AY IYAGU MASUUL KAYIHIIN, HALKAANA AY KA HOR QIRTEEN,WAA SIDA HADALKA LOO DHIGAYE. XUBNAHA WASAARADA ARIMAHA GUDAHA AYAA WAXAY WAR BIXIN U GUDBIDOONAAN WASIIRKA WASAARADA ARIMAHA GUDHAA MR WARAN CADE IYAGOO KULI FAAQAYA QODOBADA KA SOO BAXAY SHIRKOODA IYO WAXAY IN DHAHOOGA KU SOO ARKEEN MAAHA MARKII U HORAYSAY EE UU SOO SHAACBAXO ISQABQABSIGA XILDHIBAANADA IYO MAAMULKA MORANKA MAAMULKA GABILEY AYAA WAXAA LUG WAYNE KU LEH WASIIRO GOBOLKA KA SOO JEEDA IYO XILDHIBAANO KA TIRSAN GOLAHA WAKILADA KUWAASI OO XATAA SHAQADII QARANKA KAGA MASHQUULAY SIDII CASHUURTA DADWAYNAHA REER GABILEY LOOGU LAA LUUSHI LAHAA MADAXTOOYADA SI AY CIMRI DHERER UGU NOQOTO ,MASUULIYIINTA SHAQADOODII BAAL MARAY XILI KASTANA TAAGAN MAGAALADA HARGEISA; WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|