|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Tafasiil Ka Bixiyay Arday Tirobadan Oo Imtixaan U Galay Shaqooyin Banaan.
March 9, 2014 - Written by Editor:HARGEISA WAJAALENEWS ,Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Nuux Sheekh Muuse Ducaale, ayaa tafaasiil ka bixiyay ardaydii soo codsatay shaqooyin banaana.Ardaydii dhawaan soo codsatay 45-kii Boos ee ka banaanaaday Wansaarada Arimha Gudaha Somaliland ayaa maanta qaybtii hore laga qaaday imtixaankii Shaqooyinkaasi. Goobta imtixaanka lagaga qaadayey oo ahayd xarunta Haayada Shaqaalaha ayaa waxaa maanta Imtixaanka u fadhiistay Arday tiradoodu ay dhantahay 452-qof ku waasi oo ahaa Ardaydii jaamacadaha .
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL.WAJALENEWS:@GMAIL.COM. Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|