|
|||||
WAJAALE NEWS
Dakhliga ShirkadaTelesom Dalka Kasoo Gala Iyo Cashuurta Ku Waajibtay(faalo)
March 26, 2014 - Written by Editor:Telesom ma la odhankaraa sixir-bararka sarifka qayb wayn bay ka qaadataa? Telesom maxay bulshadeeda kusoo celiysaa? Telesom faa’iido maxay u leedahay wadankan soomaliland?
Shacabka ku nool Somaliland waxa lagu qiyaasaa inta u dhaxaysa 3.5 million ilaa 4 million yar iyo waynba. Lasoco qoraalada danbe waxaynu kaga hadli doonaan dhaqaalaha soo gala iyo cashuuraha ku waajiba
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL.WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:“Waxa Aan Tacsiyadaynayaa Ciidankii Qaranka Iyo Booliska Ee Lagu Laayey Deegaanka Ceel-Afweyn, Oo Aa... Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeey... DAAWO;Faankii Warancadde Ee U gacantiisa ku burburiyey Xisbigii UDUB iyo Dhaliisha Madaxweyne Daah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|