|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: “Waxaa Layaaba In Dadkii Ka Dhiidhiyay Xasuuqaas Ee SNM Maanta La Quudhsado Oo Hoos Loo Dhigo”.Muj: Muuse Biixi Guddoomiyaha KULMIYE
March 9, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj: Muuse Biixi Cabdi ayaa ku baqay in cadaalada la horkeeno, dadkii ka danbeeyay xasuuqii badnaa ee ka dhacay waddanka Somaliland.
Sidoo kale wuxuu Mud: Muuse Biixi Cabdi wax lala yaabo ku tilmaamay in la quudhsado Mujaahidiintii SNM ee ka dhiidhiyay xasuuqaas oo hoos loo dhigo. Sidaana wuxuu ka sheegay maruu maanta ka hadlaayay aas waradeed loo sameeyay 44 qof, oo lafahoodii la helay. Hadalkii Guddoomiyaha Hoos Ka Daawohttp://youtu.be/uO7U_-S1FZU WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com
Related posts:Daawo:Maayarka Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Warar Maalmahan Sheegayay In Suldaan Wabar Soo Rogaal ... Daawo:-Golaha Wakiilada Somaliland oo u Yeedhey Gudoomiyaha Baanka Dhexe Dhexe Kana Gaabsaday Su,aal... Golaha Deegaanka Gabiley Oo Noqday Maamulkii U Horeeyey Dowladaha Hoose Ee Dalka Ee Bulshada La Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|