|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Vedio Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo shir balaadhan la yeeshay afar shirkadood oo ka hawlgala Arrimaha Shidaalka iyo Sahamintiisa.
March 4, 2014 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaale News):-Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo shir balaadhan la yeeshay afar shirkadood oo ka hawlgala Arrimaha Shidaalka iyo Sahamintiisa kuwaas oo kala ah Shirkada DNO,Shirkada ANSAN, shirkada GENEL ENERGY iyo shirkada RAD-GAS, Afartaa Shirkadood oo saddex ka mid ah fadhigoodu dalka Imaaraadka
Wajaale News Hargaysa Office Email:wajalenews@gmail.com Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Wefti Ka Socda Safaaradda Ingiriiska Ee Ethiopia iyo Midawga Yurub Oo Shir Gudoonka Guurtida iyo Mad... “Dadkii Uu Xabadda Ku Dilay Looma Haysto Tuke Iyo Qayrkii Toona,Isagu Wuxu Dheeraa Dadkii Uu Nolosha... Madaxweynaha JSL Oo Sii Sagootiyay Wufuudii Somaliland Kala Soo Qayb Gashey Xuska Maalinta Qaranima... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|