|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Booliska Magaalada Gabiley Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Arday Mudaharaadaysay Iyo Khasaraha Ka dhashay
March 8, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews.comMudaharaad Balaadhan oo maanta ka dhacay magaalada gabiley islamarkaana gilgilay gabi ahaanba magaalada gabiley ayaa boolisku rasaas nool u adeegsadeen mudaharadayaashii oo ah ardayda waxka barata dugsiga hoose dhexe ee sh, muxumed warsame ardaydan oo ka cabanayay calin wax u dhiga oo dawlada hoose xoog kaga saartay meel uu quraanka ku dhigi jiray arintaasi oo sobobtay in ayku dhacaan booliska iyo ardaydu, HALKAN KADAAWO http://youtu.be/DNqYYThTKCM
WAJAALENEWS DESK GABILEY OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com Related posts:“31sano Somaliland Jirtay Maanta Maalin Ay Uga Cabsi Badan Tahay In Ay Dunto Majirto..”Ex Xildhibaan... Live-Toos U Daawo: Ciyaarta Xiisaha Leh Ee Dhexmaraysa, Wasaarada Xanaanada Xoolaha VS Ciidanka Dab-... Col Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Sheegayna In Uu Ka Qaybgalayo Difaaca Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|