Daawo Booliska Magaalada Gabiley Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Arday Mudaharaadaysay Iyo Khasaraha Ka dhashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Booliska Magaalada Gabiley Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Arday Mudaharaadaysay Iyo Khasaraha Ka dhashay
March 8, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews.comMudaharaad Balaadhan oo maanta ka dhacay magaalada gabiley islamarkaana gilgilay gabi ahaanba magaalada gabiley ayaa boolisku rasaas nool u adeegsadeen mudaharadayaashii oo ah ardayda waxka barata dugsiga hoose dhexe ee sh, muxumed warsame ardaydan oo ka cabanayay calin wax u dhiga oo dawlada hoose xoog kaga saartay meel uu quraanka ku dhigi jiray arintaasi oo sobobtay in ayku dhacaan booliska iyo ardaydu,

HALKAN KADAAWO

http://youtu.be/DNqYYThTKCM

 

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

EMAIL;wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS