|
|||||
WAJAALE NEWS
Ayax Geedi ah oo ku Degay Magaalada Hargeysa iyo Waxyeelada Uu Gaadhsiiyay Dhirtii
March 28, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Qaybo kamida magaalada hargeisa ayaa dhibaato soo gaadhsiiyay dhirbadan oo ku talay magaalada dhexdeeda waxa kale ee aad loga dareemay agagaar magaalada Ayaxan Geedigiisu uu Hargeysa ka soo galay dhinaca Galbeed ayaan la garanayn halka uu ka soo kacay balse xaafada Magaalada Hargeysa ayuu si balaadhan ugu dagay kaas oo dhulka iyo xaga sare ee dhirta si ba,an ugu dagay. Ayaxan ayaa mudo saacado qaadatay waxa uu dultaagnaa magaalada Hargeysa halkaas oo dadweynaha ku dhaqan magaaladuna ay dareen naxdin leh ka muujiyeen. Ayaxan ayaa u guurayey koox koox aad u fara badan, waxaana l arkayey isaga oo ku dagaya isla markaana qarinaya xaafado ka tirsan magaalada Hargeysa, waxaanu mudo dheer ku sugnaanayey meelaha uu ku dagay. HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Ma Jirtaa Faa'iido La Taaban Karo Oo Maayarka Gabiley Ka Keenay Safarkii Uu ku Tagay Dalka Sweden ? ... Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro Oo Saaka Guryahooga Ku Booqday Dad Caan ka ah Magaalada Boorama Wafti Wasiiro Somaliland Ah Oo Gaadhay Magaaladda Taleex Iyo Mashaariic Horumarineed Oo La Dul-furay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|