Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL)
March 21, 2014 - Written by Editor:

Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL) IYO Qayskii, Qarabaadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM CAAQIL CABDI CAAQIL MAXAMED HADOODIL oo maanta ku Geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Hudisa agteeda.

 

Waxa aan marxuunka alle uga baryayaa inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna Samir iyo iiman ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

COMMENTS
LINKS