|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha-Hay-ada-Ka-Hor-Taga-Masiibooyinka-Dabiiciga-Ah-Oo-Sheegay-Inay-Tahli-Kari-Waayeen-Inay-Wax-Ka-Qabtaan-Ayaxa-Ku-Hab-Saday-Deegaanada-Somaliland.
March 29, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews)’Shir-jaraa’id oo uu maanta Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale ku qabtey magaalada hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in ay waxba ka qaban kari waayeen Ayax Xoogan oo mudooyinkii danbe ku sugnaa deegaanada somaliland. Agaasimaha ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah Maxamed muuse cawaale oo hadalkiisa si wataa waxaa uu yidhi; “wasaaradu qorshe dhan ayaa ay uleedahay haw lahaasi ayax baryahan way ku hawlanayeen waa kuwii tagay dhankaasi xeebahana anigu waxaan hubaaba in ay aad iyo aad udadaleen sidii ay arinkani wax uga qaban lahayeen shirar aaanu maalin dhawayd qabanayna waanagii siinay waxaanu talo siin hayne hadaanu nahay Haay’adda ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah. Arintan ayaa imanaysa ka dib markii maalintii shalay ahayd uu ayax xoogani uu hadheeyey magaalada hargeysa kaasi oo hore ugu sugna deegano ka mida bariga iyo galbeedka somaliland. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|