|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Somalia Oo Hargeysa Dhuumasho Ku Soo Galay.
February 2, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa (Wajaale News):- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta ku dhigtay saddex ka mid ah saraakiil ka tirsan xukuumadda Federaalka Somalia. Saraakiishan oo kala ahaa Jaamac Maxamed Jaamac Madaxa Baratakoolka ee Xafiiska Madaxweynaha Somalia, Fihiima nuur Nageeye oo iyaduna ka tirsan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia iyo Cabdicasiis Aadan oo isaguna Dublamaasi. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u waramayay Laanta afka Soomaaliga ee Bbc-da ayaa sheegay in ay shalay gacanta ku dhigeen saraakiishan oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, kuwaas oo damacsanaa in ay gudaha u galaan Magaaladda Hargeysa. Masuuliyiintan laga qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ayaa xasbiga La dhigay, waxaanay hore uga yaalay sharci dhigaya in aanay siyaasiyiin ka tirsan Somalia aanay soo geli Karin dalka Related posts:Suxufiyiinta Somaliland Oo Maalinta Xuquuqul Insaanka Ku Xusay Af-xidhnaan Iyo Sida Ay Uga Xunyihiin... Hadii Ay Mucaaradka jsl Awoodi Kari Waayeen In Ay Madaxwayne Siiraanyo Ku Sanduleeyaan Qabashada ... Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Sheegay in Xukuumadu u diiday Murashax Jamaal Askari Boodhigaadh a... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|