|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Dalka Libiya Oo Xaqiijisay In Ay Bur-burisay Hubkeedii Kimikada Ahaa.
February 6, 2014 - Written by Wariye:Tribuly(Wajaale News):-Dowaldda Libya ayaa ku dhawaaqday in ay burburisay hubkeeda kiimikada ah oo ku qaadatay mudo lix sano ah. Wasiirka Arrimaha dibadda ee Libya Mohamed Abdelaziz ayaa shir jara’id uu ku qabtay magaalada Tripoli ku sheegay in hubka la burburiyey ka mid ahaayeen bambaanooyin iyo lidka diyaaraddaha. Read more: Dowlada Liibya oo burburisay Hubkeeda Kiimikada Wajaale News Related posts:DAAWO ;Wasiir Cadaani Iyo Sheeko Qosol Badan Nin Qurba jooga oo Qof Dhintay Uducee lagu Yidhi Iyo ke... Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Bulsha... “Labada Xisbi Mucaarid Waxay Noqdeen Shirkado,Lamid Ah Uun Shirkadaha Telesom,Dahabshiil Iyo Oomaar”... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|