|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Dalka Libiya Oo Xaqiijisay In Ay Bur-burisay Hubkeedii Kimikada Ahaa.
February 6, 2014 - Written by Wariye:Tribuly(Wajaale News):-Dowaldda Libya ayaa ku dhawaaqday in ay burburisay hubkeeda kiimikada ah oo ku qaadatay mudo lix sano ah. Wasiirka Arrimaha dibadda ee Libya Mohamed Abdelaziz ayaa shir jara’id uu ku qabtay magaalada Tripoli ku sheegay in hubka la burburiyey ka mid ahaayeen bambaanooyin iyo lidka diyaaraddaha. Read more: Dowlada Liibya oo burburisay Hubkeeda Kiimikada Wajaale News Related posts:Dr. Gees oo Lafo Gur Ku Samaynaya Isbedelka Geeska Afrika iyo Saamaynta Isbedelkaas Ee Somaliland Daawo Masuuliyiinta Xisbiga wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Maanta Booyado Biyo Gaadhsiiyay Degmooyinka... Ardayda Dugsiyada Sare iyo Kuwa H/Dhexe Ee Magaalada Wajaale oo U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|