|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Qaranka Somaliland,Guddida Doorashooyinka Qaranka Iyo Deeq Bixiyeyaasha Oo Uu Hargeysa kulan Uga Socdo.
February 4, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Xisbiyada Qaranka iyo Deeq bixiyeyaasha Somalilad ka taageera dhinaca.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo isna la waydiiyay warar sheegayay in Xisbiyada Mucaaradka ahi diidan yihiin Diwaan galinta Muwaadiniinta iyo Cod bixiyeyaasha ee Wasaaradda Daakhiligu wado ayaa sheegay inaanay wax cabasho ah ka qabin Arintaasi. Wajaale News Related posts:Shirkad Caalami Ah Oo Shaacisay Inay BERBERA U Qorshaysay Xuddunta Kaydka Shidaalka Geeska Afrika Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Sheekh Iyo Magaalad... Dhambaal Furan Oo Ku Socda Gudoomiyaha Maxkamada Sare Si Muglehna U Iftiimiyay Afarta Caqabadood Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|