Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid oo Dhambaal Hambalyo u Dirayaa Dhamaan Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland,xuska sanad guuradoodii 20aad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid oo Dhambaal Hambalyo u Dirayaa Dhamaan Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland,xuska sanad guuradoodii 20aad
February 2, 2014 - Written by Editor:

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Hargeysa S/land

 

_______________________________________________________________________ 

Ref:Sum:3101  UCID 2/02/2014

Ujeedo/Hambalyo Ciidanka Qaranka Jamuriyadda Somaliland

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa uu Dhambaal Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin  u Dirayaa Dhamaan Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland,Xaasaskooda Iyo Caruurtooda  Xuska Munaasibada Sanad Guuradii 20 aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland

Xisbiga Ucid Waxaa Uu Leeyahey Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo Sanadkaa Sanadkiisana Ha Inagu Gaadhsiiyo Bash Bash,Barwaaqo Iyo Caafimaad

Ugu Danbeyntii Xisbiga Ucid waxaa Uu Og yahey Halkaa Qarankan Kaga Jirtaan Iyo In aan La,aantiin Qarankani Jireen Hadeydaan Jirin  

 

 

 

XOGHAYAH WARFAAFINTA EE XISBIGA UCID                                

                            YUUSUF KAYSE ALL/AHI


 

 

COMMENTS
LINKS