GABILEY( WAJAALENEWS)Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale Oo si cad uga hadlay arimo la xidhiidha Cuqaasha iyo wax garadka Beeshiisa oo si gaar ah xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilanyo dabada ka riixayso. Odoyaashaa oo xaal ka bixiyay mooshin uu xildhibaanku golaha kaga dhawaaqay,
Tageerayaasha xildhibaanka oo gacmo furan ku soo dhaweeyay wafti balaadhan oo katirsan xusbiga wadani waxaana hadalo kooban ka jeediyay xildhibaan bashiir xaflad balaadhan oo loo qabtay tageerayaal ka soo diga rogtay Xisblul maxaakimka Kulmiye.juna soo biiray xusbiga wadani

Waxaana Hadaladisii Kamid Ah(waxa jirtay odayaal adeeraday ah oo woxo gaagii yaraa ee cashuurta dadweynaha lagu qadaysiiyay dhib male magacaygay ku qadeeyeen) waanan u ogolahay ayuu yidhi xildhibaanku.
Geesta kale shacabka G/gabiley oo ku dhawaaqayay hadalo iskugu jira soo dhawayin iyo mahad naq u gaar aha xildhibaanka waaxaana ka mid ahaa weedhihii halkaasi ay kaga hadlayeen tageerayaashu soo dhawaw xildhibaan gabiley waa bashiir,bashiirna waa gabiley.hadaladaa iyo dadalo kale.
Isagoo hadalkiisii sii watana wuxu yidhi wali gabiley muu soo marin maayir isagii dhagaxaanta tuurayo waana wax laga xumaado
WAJAALENEWS DESK
GABILEY OFICE