|
|||||
WAJAALE NEWS
WasiirkWasiirka-Warfaafinta-Oo-Ku-Dhawaaqay-In-Ay-Ruqsadii-Kala-Noqdeen-Tv-ga-UNIVERSAL-Ee-Cadaystay-Faafinta-Baro-bagaadooyinka-Somaliland
February 3, 2014 - Written by Editor:HARGEISA WAJAALENEWS ;Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdilahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ku dhawaaqay in uu ruqsadii uu TV-ga Universal uu kaga hawl-gali jiray Somaliland kala noqday,ka dib markii ay xukuumaddu ka cadhootay,dacaayado samays ah oo ay ka faafiyeen madaxwayne Silanyo,sidoo kalena meelkaga dhacay calanka somaliland. Wasiirka oo goordhawayd shirjaraa`id ku qabtay xafiiskiiya ayaa sheegay in aanuu tv-gaasi ka hawl gali Karin Somaliland oo ay kala laabteen ruqsadii uu kaga hawl-galayey Somaliland. Wasiir Cukuse waxa kale oo uu sheegay in saxaafada looga bahan yahay in ay iska jiraan wixii anshax Saxaafada ka hor imanaya, karaamada Masuuliyiinta qaranka bahdilaya,mana ahabuu yidhi markii ugu horaysay ee ninka iska leh Tv-gaasi ay iskaga horyimaadan meel ka dhac uu ka galo umaadda iyo qaranka Jamhuuriyada somaliland,waxaana uu sheegay in ay maxkamad u gudbin doonan TV-gaasi. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;wajalenews@gmail.com
Related posts:War Deg-Dega:Maleeshiyo Cali Khaliif Galaydh Ku Weerartay Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle Iyo Diya... DAAWO; Munaasibad Lagu Taageerayo Wasiirada Cadaalada & Isgaadhsiinta Oo Magaalada Hargeysa Lagu Qab... Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Ka Bilaabay Xafiiska Maayrika Gebilay Iyo Qaarkamida Xild... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|