Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka iyo La-taliyaha EU-da u qaabilsan Wadooyinka Ayaa Saaka Kormeer Ku Maray Wadada Isku Xidha Berbera Ilaa Lafa-ruug+Sawiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka iyo La-taliyaha EU-da u qaabilsan Wadooyinka Ayaa Saaka Kormeer Ku Maray Wadada Isku Xidha Berbera Ilaa Lafa-ruug+Sawiro.
February 12, 2014 - Written by Wariye:

Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka iyo La-taliyaha EU-da u qaabilsan Wadooyinka iyo koox suxufiyiin ah ayaa saaka waxay kormeer ku soo mareen dib u dhiska wadada Berbera ilaa Lafa-ruug oo hada maraysa Xamaas lana sii wadi doono ilaa laga gaadhayo Degmada Sheekh.

waxa halkaasi war bixin ka siiyey wasiirka Madaxtooyada Maareeyaha wadooyinka, Engineer-ada qaar ka mid ah, sidoo kalena waxa halkaasi ka hadlay wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland iyo La-taliyaha Arrimaha Wadooyinka ee EU-da u qaabilsan Somaliland.

Wasiirku waxa kale oo uu soo kormeeray meelihii daadku waxyeelada u geysteen ee  burburka iyo dhaawac uu soo gaadhay Laamiyada una dhawayd dooxyada kuwaas oo noqday jarar iyo meelo khatar gelisay baabuurta balse si degdeg ah looga hawlgalay sida ka muuqata wasirada maanta.

Displaying IMG_0046.JPG

Displaying IMG_0026.JPG

waxa halkaasi war bixin ka siiyey wasiirka Madaxtooyada Maareeyaha wadooyinka, Engineer-ada qaar ka mid ah, sidoo kalena waxa halkaasi ka hadlay wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland iyo La-taliyaha Arrimaha Wadooyinka ee EU-da u qaabilsan Somaliland.

Displaying IMG_0023.JPG

Wasiirku waxa kale oo uu soo kormeeray meelihii daadku waxyeelada u geysteen ee  burburka iyo dhaawac uu soo gaadhay Laamiyada una dhawayd dooxyada kuwaas oo noqday jarar iyo meelo khatar gelisay baabuurta balse si degdeg ah looga hawlgalay sida ka muuqata wasirada maanta.

Displaying IMG_0053.JPG

Waxa xusid mudan oo in wasiirku sheegay in dhawaan ay iman doonaan Qalabkii wadada Ceerigaabo iyo in la bilaabi doono wadada u dhaxaysa Kala baydh iyo Dilla dhawaan.

Displaying IMG_0057.JPG

Waxa xusid mudan oo in wasiirku sheegay in dhawaan ay iman doonaan Qalabkii wadada Ceerigaabo iyo in la bilaabi doono wadada u dhaxaysa Kala baydh iyo Dilla dhawaan.

Displaying IMG_0067.JPG

Displaying IMG_0068.JPG

Displaying IMG_0090.JPG

Displaying IMG_0120.JPG

Wajaale News

Hargaysa Office

Email:wajalenews@gmail.com

Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS