|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminyo Wasiirka Cadaalada Oo Gaadhay Degmada Gar-adag Ee Gobolka Sanaag. –
February 3, 2014 - Written by Editor:HARGEISA WAJAALENEWS ;Weftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka Ee JSL Md Xuseen Axmed Caydiid Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Gar’adag Ee Gobolka Sanaag.
Ceer-gaabo(WJN):- Weftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka Ee JSL Md Xuseen Axmed Caydiid Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Gar’adag Ee Gobolka Sanaag. Wasiirka Oo Ay Socdaalkiisa Ku Wehelinayaan Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Asluubta Oo Ay Ka Mid Yihiin Taliyaha Hogaanka Xabsiyada Ee Ciidanka Asluubta Gaashaanle Dhexe Maxamed Maxamuud Iyo Taliyaha Asluubta Ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Dhexe Maxamed Digaale Siciid Ayaa Lagu Soo Dhoweeyey Degmada Gar-Adag Oo Ay Ka Socdaan Mashaariic Horumarineed Oo Iskaa Wax U Qabso Ah Oo Lagu Dhisayo Jeelkii Magaaladaasi Yeelan Lahayd. Wasiirka Cadaalada Ee Somaliland Md Xuseen Axmed Caydiid Waxa Uu Si Weyn Ugaga Mahadnaqay Dadweynaha Degmada Gar’adag Siwayn usoo dhaweeyay isagoo u mahadnaqay WAJAALENEWS DESK Related posts:Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadihii Kala Dambeeyay Ee Xisbiga Kulmiye Ku Eedeeyay Inay Macno-tireen Nida... Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashada, Ismariwaaga Xisbiyada iyo Koomiishanka Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|